Beesha Caalamka iyo Qoorqoor oo ka wada hadlay xiisada ka taagan Guriceel (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa khadka fogaan aragga kula yeeshay wakiilada Beesha caalamka qaarkood. Sida ay sheegayaan warar xog ogaal ah kulanka waxaa looga hadlay xaaladaha amni ee dhowaan ka soo cusboonaaday Galmudug gaar ahaan xiisadda u dhaxeysa Galmudug iyo Ahlusunna oo ka taagan degmada Guriceel iyo sida ugu haboon ee … Continue reading Beesha Caalamka iyo Qoorqoor oo ka wada hadlay xiisada ka taagan Guriceel (Sawirro)